Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–La-taliyaha dhanka arrimaha bulshada ee Madaxweynaha JFS ayaa kormeertay Xarumaha bulshada loogu adeego ee Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxa ay kormmertay xarumaha kala ha isbitaalka guud ee magalada Galkacyo, xarumaha waxbarashada, saldhiga booliska iyo xabsiga weyn ee galmudug ee magalaada Galkacyo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf