Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Laamaha amniga dowlad-goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in ay gacanta ku hayaan labo ruux oo loo haysto ka dambeynta dil arxan darro ah oo ka dhacay duleedka deegaanka qaayib kaas oo lagu laayay hooyo Soomaaliyeed iyo saddex carruur ah oo ay dhashay.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi


