Maalinta caalamiga ah ee ciribtirka Fistulada oo maanta dunida laga xusayo

0
67

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sannad kasta 23-ka May, Waxa la xusaa maalinta caalamiga ah ee joojinta Fistula taas oo sare u qaadeyso wacyigelinta ciribtirida xaaladaan caafimaad. Hey’ada qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa waxayna u abaabushaa taageero caalami ah oo loogu talagalay haweenka taas oo looga gol leeyahay in looga hadlo ciribjarida Fistulada.

Sanduuqa Dadweynaha ee Qaramada Midoobay (UNFPA) iyo la-hawlgalayaasheeda ayaa bilaabay Ololaha dabarjarida Fistula sannadkii 2003.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa;- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here