Maalinta caalamiga ah ee saaxiibtinimada adunka oo maanta loo dabaaddegayo.

0
166

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sanadkasta maanta oo kale 30 Luulyo ayaa dunida  laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Saaxiibtinimada taas door ka qaadan karto sidii loo soo afjari lahaa qalalaasaha sida rabshadaha xad-gudubyada xuquuqda aadanaha iyo kuwo kale oo badan kuwaas oo wiiqaya nabadda, amniga, horumarka iyo wada noolaanshaha bulsho ee dadyowga adduunka.

 

Warbixintaan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jaamac

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here