Maalinta Caalamiga ah ee Waalidka oo maanta dunida laga xusayo

0
50

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maalinta Caalamiga ah ee Waalidka, 1-da Juun sanad kasta ayaa loo dabbaaddegaa
Waana maalin ay Qaramada Midoobay ku dhawaaqday sanadkii 2012, si dunidu u qirto una qadariyo kaalinta muhiimka ah ee waalidiintu ka qaataan nolosha ubadka, bulshada, iyo horumarka jiilka cusub.

Maalintan waxay inoo xusuusinaysaa waalidiinta oo ah tiirarka ugu adag ee nolosha qoyska.

Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here