Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maanta oo kale 20 February waxa dunida laga xusaa maalinta Cadaalada bulshada, waxana maalintan bulshada lagu wacyi galiyaa sidii ay caddaalad u sameyn lahayeen sidoo kalana ay u heli lahayeen cadaalad.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdullahi Abdulkadir Nur.