Maalinta Qaxootiga Dunida oo maanta caalamka laga xusayo

0
51

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sannad kasta 20-ka Juun, dunidu waxay u dabbaaldegtaa maalinta qaxootiga adduunka, oo ah maalinta caalamiga ah ee la xurmeeyo dadka lagu qasbay inay qaxaan guryahooda, magaalooyinkooda iyo dalkooda taas oo ay Qaramadda Midoobay u asteeysay maalin calami ah markii ugu horeysay 2001 bishii June.

Warbixintan Waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here