Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyin ka tirsan maamulka Galmudug oo ay horkacayaan wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo ay wehliyaan maamulka gobolka Mudug iyo kan
degmada Xarardheere ayaa kulan wadatashi ah la qaatay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali