Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulada magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa lagu booriyay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo is dhexgalka bulshada, taasoo muhiim u ah horumarka iyo xasiloonida gobolka. Gaalkacyo, oo ka mid ah magaalooyinka muhiimka ah ee Soomaaliya, waxay mararka qaar la kulantaa khilaafaad iyo xasarado sababa dib u dhac ku yimaada dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, iyo bulshadda.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama.