Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ka shiray sida loo joojin karo colaad beeleedyada ka socda gobolka Mudug.

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- ka tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa kulan ku yeeshay galbeedka gobolka Mudug, iyaga oo ka arrinsaday sidii loo joojin lahaa colaadaha beeleed ee ka taagan halkaas. Kulanka kadib, Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Galmudug, Maxamed Faarax Talyaani, iyo Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha gudaha Puntland, Yacquub Maxamed Cabdulle, ayaa warbaahinta la hadlay, iyaga oo faahfaahin ka bixiyay natiijada shirkaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here