Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Galmudug ayaa Tababar Ku saabsan hanaanka maamulka ceelasha biyaha iyo dayactirka U qabatay Qaar lamid ah dadka is ka leh ceelasha biyaha magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
Sidoo kale Tababarka waxa ka qayb galay qaybo kamid bulshada magaalada Dhusamareeb xildhibaano katirsan Golaha Deegaanka dhuusamareeb iyo Ingineero.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor