Maamulka caasimadda Galmudug oo tababar u furay guddiyo ka socda bulshada rayidka.

0
113

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababbarkan oo muddo seddex maalmood ah socon doona waxa soo qaban qaabiyay Maamulka Dowladda Hoose eeDhuusamareeb waxaana la siinayaa Guddiyo ka socda qaybaha kala duwan ee Bulshada Radidka. Waxaa uu aqoon is waydaarsigan ku saabsanyahay wacyigelin ku aaddan lahaanshiyaha mashaariicda dadwaynaha ee la hirgeliyaya sida Dhismaha suuqa way nee dHuusamareeb iyo waddooyinka.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here