Maamulka Cadaado oo bulshada degmadaas faray inay furaan Kanaallada Biyuhu Maraan.

0
74

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degamda Cadaado iyo culimada oo bulshada ugu baaqay inay furaan kanaallada biyuhu maraan, si looga badbaado in biyaha roobku ay magaalada dhex fariistaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here