Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka iyo bulshada deegaanka Ceeldheere ee gobolka galgaduud ayaa waxa ay codsadeen in lagala qayb qaato dhismaha saldhigga booliiska deegaanka, kaas oo hadda meel wanaagsan maraya. Baaqa bulshada iyo maamulka ayaa waxay ka turjumaysaa dadaalka iyo rabitaanka bulshada ee ku aaddan horumarinta amniga iyo xaaladaha deegaanka. Taas oo ay muhiim tahay in la helo taageero badan oo ku.aadan si loo dhammeystiri lahaa dhismaha saldhiga Deegaanka
Qaar kamida culimada odoyaasha dhaqanka dhalinyarad haweenka iyk qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka Ceeldhere ayaa dadka deegaanka iyo kuwa uu ale wax siiyay ka codsaday in ay kala qayb qaataan kashaqaynta howlaha danta guud iyo dhismaha xarumaha dowladda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi