Maamulka Dagmada hobyo oo bilaabay furista Wadooyinka Bacaadku xiray.

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bacaan fara badan oo saamayn kuyeeshay nolosha bulshada degmada hobyo ee gobolka mudug ayaa waxaa u istaagay furista waddooyinka uu bacadka gooyay maamulka degmada hobyo oo kaashanaya gacansatada beedeecada kala soodega dekada hobyo iyagoona sheegay in ay bacaad badan kaqaadeen waddooyinka muhiimka u ah isku socodka bulshada magaalada hobyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here