Maamulka deegaanka Ceedibir gobolka Mudug ee Galmudug oo codsaday in loogurmado dadka abaartu saamaysay

0
60

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha maamulka deegaanka Ceedibir gobolka Mudug ee Galmudug Xasan Cali Xasan oo lahadlay warbaahinta ayaa codsaday in loogurmado dadka abaartu saamaysay ee kunool deegaankaas iyo deegaanada kale ee kuxeeran.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here