Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Cafimaadka ayaa kamid ah waxyabaha laga marmaanka u ah nolosha dadka .Hasaheeye degaanka Ceeldheere oo hostaga magalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa wax ka jirta xalad cafimad darro, waxana xaaladda deeganka uga waramay gudoomiya deeganka Ceeldheere Siciid Cali Shire. Dhanka kale waxa uu ka cod saday taageera dadka in ay soo cawiyaan shacabka ku sugan deeganka ceeldheere.
Xiligan ayaa ah xili ay dalka ka jirto abaar bahsan oo sameysa dadka iyo duunyada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.