Maamulka deegaanka Ceeldheer oo codsaday in laga garabsiiyo adeegyadda caafimaadka.

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha deegaanka Ceeldhere, Siciid Cali Shire, iyo Maamulaha Isbitaalka deegaanka, Dr. Sidcumar, oo marti ku ahaa barnaamijka caafimaadka ee Radio Daar-Dheer. Ayaa codsi u direen dowladda, hay’adaha samafalka,
Wasaradda Caafimadka galmudug iyo cid kasta oo ka shaqeysa horumarinta bulshada, iyagoo dalbaday in laga garabsiiyo xoojinta adeegyada caafimaadka ee deegaankaas.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sacdiyo Abduqaadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here