Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyha maamulka deegaanka Gadoon Cabdinaasir Cismaan Maxamed”Qooje”oo lahadlay Radio Daar-Dheer ayaa kacodsaday hay’adaha deeq bixiyayaasha ah,dowlad goboleedka Galmudug iyo dowlada federaalka Soomaaliya in gurmad deg deg ah loo fidiyo dadka kusa=ugan Gadoon iyo deegaanada kuhareeraysan ee ay abaartu saamysay kuwaa oo ay usii dheertay biyo la’aan xoogan oo haysa.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.