Maamulka deegaanka Mareergur oo faahfaahin ka bixiyay horumarka laga sameeyay adeegyada bulshada..

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Mareergur, Cabdicaasiis Shariif Cali, oo marti ku ahay Barnaamijka Maamul Wanaag ee Radio Daar-Dheer ayaa faahfaahin ka bixiyay horumarka laga sameeyay adeegyada bulshada ee deegaanka.

Wuxuu sheegay in deegaanka uu horumar balaaran ka sameeyay adeegyada bulshada, iyadoo la xoojiyay adeegyada caafimaadka, waxbarashada, iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here