Maamulka deegaanka Waradhuumale ee gobalka Hiiraan oo codsaday in adeegyadda bulshada laga Tageero.

0
35

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deegaanka Waradhuumale oo kamida Deegaanadda Hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa Gaaray Lataliyaha Dhanka Arrimaha Bulshada ee Madaxwaynaha Hiirshabeelle Cabdikariim Nuur Xasan Doob-yare.

Lataliyaha Ayaa Booqasho ku Maray Guud Ahaanba Goobaha Muhiimka ah ee Deegaanka Gaar ahaan Ceelbiyoodka Deegaanka, Cusbitaalka, Iskuulka, Goobaha Laga Dhagax Dhigay Xarunta deegaanka iyo Saldhigga Booliiska deegaanka Waradhuumale ee gobalka Hiiraan.

Qaar ka mid ah bulshada deeganka Waradhuumale ayaa ka hadla adeegyada muhiimka ah ee xiligan U baahan in wax laga qabto.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa warkan faah faahinaysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here