Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Maamulka deegaanka Xananlay oo hoostaga Dhuusamareeb oo codsaday in loo dhamaystiro xarun Caafimad oo bulshada deegaankaasi si isku tashi kudhisanyaaan taasi oo kudhaw heer gabo gabo ah.gudoomiyaha deegaanka Xananlay oo lahadlay warbaahinta ayaa codsaday gacansiinta ay ubaahanyihiin dadka deegaanku waxaana uu wasaarada caafimaadka Galmudug si gaara kaga codsaday dhamaystirka xaruntaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.