Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo dalka intii badan ay ka jirto abaar bahsan oo dalka sameeysa ayaa Dadka ku nool Deganka Balicad oo hoosyimaada magalada Dhusmareeb ayaa baaq u diray Hay,adaha samafalka, Mamulka Galmudug iyo cid kasta oo deeganka gargar gaarsiin karta in gargar bini aadamnimo lagarsiiyo deegaankaas
Gadoomiye deeganka Balicad liiban Ahmed Dhoore ayaa ka hadla xaladda deganka Balicad wax uu shegey inay deeganka ay san ka jirin xarumo caafimaad iyo waxbarasho toona .
Warbixintan waxaa soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Yusuf