Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degamada Cadaado ayaa in ka badan 70 qoys oo xoolo dhaqato ah gaarsiisay agabka biyaha lagu kaysado
Munaasabadda wxaaa goob joog ahaa masuulin ka socda Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug iyo Hay’adda FOA oo agabkan ka caawiayay dad rer miyiga ah
Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie