Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Guriceel oo ay hor-kacayaan Guddoomiyaha Degmada Guriceel mudane Farah Abdi Mo’allim iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Shafi’i Jama’ Abdi ayaa soo geba-gabeeyey xal waarana ku soo dhammeeyey khilaaf dhuleed oo ka taagnaa aagga dugsiga taba-barrada ee Har-qaboobe.
Sidoo kale waxaa goob joog ahaa saraakiil sar-sare oo ka tirsan qaybta 21- aad ee CXDS iyo Taliska Booliska Degmada Guriceel.
Warkan waxaa soo jedinaya: Liiban Mohamed Abdi