Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ka hadlayay xaalada Barakacayaasha degmadas

0
70

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay xaalada dadka Barakacayaasha ee ku nool degmada Bardheere ee gobolka Gedo wax uu sheegey in ku dhawaad 60 kaamamka ah ku yaalan degmada Bardheere ee gobolka Gedo.

Waxa uuna Hay’adda Samalka iyo maamulka Jubbaland ugu baaqay
In gargaar bini aadamnimo lala soo gaaro dadka ku nool degmadaasi.

Sacdio Abdukadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here