Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartankan oo ay taaba-galinayso hay’adda Bargoof ayaa looga golleeyahay in lagu dhiirrigeliyo nabadda, isu-soo dhowaanshaha dhalinyarada iyo xoojinta xiriirka bulshada ee deegaanka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor


