Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Baraawe ayaa Xariga Ka jaray Suuqyada Canada iyo kawanka oo Dhawaan Laga Hirgiliyay Degamadas waxana munaasabada xarig jarka ka soo qeebgalay , maamulka degmada Baraawe.
Masuuliyiin ka socda Hay’adda wardi oo ah Hay’adda hirgaliyasa suuq yada
Ugu horeytii waxa gobta ka halda qaar ka mid ah masuuliyiin ka soo qeebgalay xariga jarka wax ayna uga mahadceliya dhaman cid kasta oo kaalin wanagsan ka qaadata dhismaha Suuqyadda kala duwan.
Warkan waxaa soo jeedinayasa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf