Maamulka degmada Caabudwaaq oo ka warbixiyay horumarka laga gaaray adeegyada bulshada ee degmadaas

0
80

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xoghayaha degmada Caabudwaaq, Nadiir Abdikariin Salaa, ayaa ka warbixiyay horumarka la taaban karo ee ka jira magaalada, gaar ahaan dhinaca adeegyada bulshada.
Wuxuu sheegay in dhowr mashruuc oo muhiim ah la hirgeliyay, kuwaas oo wax weyn ka beddelay nolosha dadka deegaanka, Sida aadeegga caafimaadka, oo ay ku jiraan xarumo cusub oo caafimaad.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here