Maamulka degmada Caabudwaaq oo lagu wareejiyay dhul loogu talagalay danta guud.

0
95

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyeyaasha, guddoomiye ku-xigeennada iyo guddiyada xaafadaha Ubax iyo Waaberi ee magaalada Caabudwaaq ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay maamulka degmada dhul loogu talagalay in lagu shubo laguna gubo qashinka.
Dhulalkaan waxaa la wareegay xog’hayaha dowladda hoose Nadiir Cabdikariim Salaad, Agaasimaha Arrimaha Bulshada Jaamac Axmed Buraale iyo Xisaabiyaha guud ee degmada Shaafici Cabdi Faarax.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdullhi Abdulkadir Nor 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here