Maamulka degmada Cadaado oo biyo jiidis ka sameeyay bartamaha magaalada.

0
74

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ay sameyeen Olole biyaha looga jiidayo waddooyinka magaalada kadib markii roobab xooggan ka de’een degmada Cadaado iyo qaybo kale oo kamid ah gobolka.

Warkan waxaa faah faahunaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here