Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha waaxda hawlaha guud iyo dhulka degmada Cadaado ee gobolka galgaduud Ismaaciil Xirsi Xasan ayaa digniin u diray dadka ku hawlan cabirashada dhulka sharci darro ah iyo xaalufinta dhul daaqsimeedka ku yaala daafaha magaalada Cadaad.
Dhanka kale wax uu sheegey dadka raba in ay sameey beera in loo samey doono dhul luugu tala galey beera si ay wax soor wanagsan u soo saraan.
Waxaa faah faahinaysa Sacdiyo Abdulkadir Yusuf