Maamulka Degmada Cadaado oo ku baaqay in gargaar bini’aadanimo loo fidiyo Barakacayaasha kunool kaamamka

0
54

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Xilli deegaano badan oo katirsan Galmudug ay kajirto abaar iyo colaado saameeyay nolosha dadka reer mihiga ah ayaa waxaa jira barakac ay bilaabeen dadka reer guuraaga ah kuwaa oo bilaabay inay soogalaan magaalooyinka,meelaha dadka barakacayasha ah ay soo gaareen waxaa kamida degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud iyagoona kubiiray xeryaha barakacayaasha ee kuyaal degmadaasi.gudoomiye kuxigeenka degmada Cadaado Cabdixakiin Maxamed Cali”Shilin”ayaa kubooqday xeryaha ay dadkaasi kunoolyihiin isagoona kawarystay xaaladaha nololeed ee ay ubaahanyihii.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here