Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Cadaado oo hugaaminayo guddoomiye kuxigeenka degmada Cabdixakiin Maxamed Cali shilin ayaa baaq udiray Wasaarada arimaha diinta iyo owqaafta iyo madaxda Maamulka Galmudug ugu saraysa taas oo daaran dhamaystirka iyo wax kaqabashada baahiyaha markasla iimaamu shaafici oo laga dhisayo bariga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud markaska ayaa waxaa wac lagu Bari doonnaa caruurta danyarta ah iyo kuwa agoonta ah ee kunool degmada Cadaado iyo Deegaanada hoos taga,
Warkan waxaa soo jeedinaya=Libaan Mohamed Abdi