Maamulka degmada Cadaado oo oo ballan-qaad u sameeyay ardayda ku biiraysa jaamacada cusub ee Galmudug

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xafladdan oo lugu soo dhawaynayay ardayda cusub ee jaamacada Galmudug kusoo biiraysa ayaa waxaa gudoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame uu  maamul ahaan ballan-qaaday in ay soodhaweynayaan ardayda ku soo biiraysa jaamacadda isla markaana ay diyaar u yihiin in ay ardayda u sameeyaan is dhex-gal bulsho.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here