Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiye ku xigeenka degmadda mudane Cabdixakiin Maxamed Cali (Shillin) oo ay weheliyaan xoghayaha Dowlada hoose xubno kamida golaha deegaanka, gudoomiyaasha waaxaha iyo ciidamada amaanka ayaa soo xiray olalaha nadaafaded oo asbuuc ka socday degmadda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi