Maamulka degmada Cadaado oo soobandhigay xog uruurin laga sameeyey degmadaas.

0
49

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiye ku xigeenka degmada Cadaado ayaa furey seminar lagu soo bandhigayay xog uruurin laga sameeyay degmada Cadaado oo la soo gabagabeeyay.

Xog uruurintaan ayaa waxaa loo soo bandhigay golaha deegaanka degmada Cadaado waxaana sameeyay haya’da Somali Public Agneda(SPA) ayaa waxa ay ku saabsanayd sida wada shaqeyn dhaw ay u yeelan karaan Golaha deegaanka degmada iyo dadweynaha ku dhaqan degmada.

Golaha deegaanka ayaa xog uruurinta ku biiriyay afkaar iyo soo jeedin waxtar u leh maamulka iyo bulshada degmadda Cadaado.

Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here