Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiye Ku xigeenka degmada Cadaado uu wehliyaano xoghayaha Dowlada hoose ee degmada Cadaado iyo qaar ka mid ah bulshada ayaa xarig ka jaray supermarket weyn oo lagu magacaabo maamus general trading company.
Gudomiye Ku xigeenka degmada Cadaado Cabdixakiin Maxamed ayaa sheegey in loo bahanyaha in dadku maalgashadan deegaanka si ay uga qeeb qaatan hormarka deeganka.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf