Maamulka Degmada Dhabad oo ka hadlay dadka lagu dilay deegaano hoostaga Galinsoor

0
20

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Dhabbad ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay dhacdo lagu dilay dad shacab ah oo kadhacday aagga deegaanada Deeqla iyo Galgalad oo hoostaga Magaalada Galinsoor ee gobalka Galgadud,

Dhacdan oo ahayd mid aano qabiil loogu dilay dadka ku noolaa deeganadaasi.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here