Maamulka degmada Dhuusamareeb oo lugu baaqay in dib u warshadeyn kusameyan Qashinka kasoobaxa Magalada

0
55

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Aqoonyaan Ahmed Abdulahi Gaaldiid oo kamida aqoonyanada Dhuusamareeb ayaa maamulka Caasimada Dhuusamareeb ugu baqay in qashinka kasoobaa magalada ee shaqalaha dowlada hoose qadaan kadibna lagu gubo banaanka magalada dib u-warshadeyn lagu sameeyo qashinkaas.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Ahmed Mohamed Jamac

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here