Maamulka degmada Doolow oo codsaday in la furo garoonka diyaradaha Degmadaas

0
43

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xilliyadii dambe, garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa xirnaa. Guddoomiyaha gobolka Gedo, Mohammed Xuseen Alqaati, ayaa ku baaqay in la furo garoonka diyaaradaha degmada Doolow. Waxa uu sheegay inay jiraan dhibaatooyin badan oo bulshada ka soo gaara xirnaanshaha garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here