Maamulka degmada Gaalkacyo oo dayactiraya wadooyinka.

0
60

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Maamulka Dagmada Galkacyo oo kaashanaya Bulshada Xaafada Garsoor ayaa ku guuleeystay dayactirka wadooyin muhiim.ah oo ku yaalay Galkacyo kuwaa oo si isku tashi ah lagu dhisay

Wadooyinka ayaa ahaa kuwa ku burburay roobka waxaana hadda dib u dhisaya maamulka degmada oo kashanaya bulshada Gaalkacyo.

Warkan waxaa faah faahineysa:-Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here