Maamulka degmada Gaalkacyo oo ka qayb galay kulanka looga hadlayay dar dar galinta gargaarka bini.aadanimada.

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankaan oo ay kasoo qeyb galeen Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee Arimaha Samafalka Dr Badal liiban Maxamed, Lataliyaha Sare Ee Dowladda Hoose Mudane Cabdixakiim Shariif Cali, Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Dowladda hoose Mudane Daahir Maxamuud Cilmi Saraakiil sar sare oo ka socotay hay’adaha UN OCHA, UNICEF, UNHCR, hay’addaha Caalamiga Ee Samafalka iyo kuwa maxaligaa ee ka howlgala gobalka mudug sidoo kalane ay goob joog ka ahaayeen Masuuliyiin ka socatay Maamulada deegaanada Hoostaga dagmada Galkacyo ayaa ka qabsoomay xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here