Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, ayaa Maamulka Puntland ku Wareejiyay Nin dhimirka ka xanuunsan oo dhawaan Ka Soo Lumay Deegaannada Maamulka Puntland
Ninkaan ayaa hore waxaa u qabtay dadka deegaanada miyiga gaalkacyo degan waxayna ku wareejiyeen laamaha amniga degmada.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali