Maamulka degmada Gaalkacyo oo qaaday tilaabo ka dhana ka ganacsiga dhuxusha

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku Simaha duqa Degmada Gaalkacyo ahna Gudoomiye ku xigeenka Degmada Eng: Maxamed Cabdi Cilmi oo sheegay in maamulka Degmada Gaalkacyo uu xiray karaashkii dhuxusha lagu dajin jiray ee Gaalkacyo si loo fuliyo amarka lagu mamnuucay ka ganacsiga dhuxusha iyo jarista dhirta gudoomiyaha ayaa dadka kaganacsada dhuxusha ugu baaqay in ay inta hada garaashka taal ay dhameeyaan mid kalena aan lakeeni karin.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here