Maamulka degmada Guriceel oo bilaabay furista wadooyin

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dowladda hoose ee Degmada Guriceel gaar ahaan waaxda Howlaha guud iyo Dhulbixinta oo kaashanaysa bulshada iyo maamulka xaafada Dalsan ayaa dumisay darbiyo laga dhistay waddo dhex marta xaafada Dalsan gaar ahaan waaxda Iftin.

Xogahayah degmada Bashir Mohamed Salad Sanka oo warbahinta lahadlay ayaa bogaadiyay muwaadiniinta dumiyay darbiyadii udhisnaa,una dhaga nuglaaday amarka dowlada hoose si loo helo waddo sahasha isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here