Maamulka degmada Guriceel oo bulshada ka codsaday iney amaanka kala shaqeeyaan ciidamada Booliska.

0
56

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Degmada Guriceel mudane  Faarax Cabdi Mucalin oo ka hadlayey amniga degmada iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa bulshada iyo ciidamada Booliska ayaa ugu baaqay bulshada Guriceel iney ciidamada Booliska kala shaqeyaan sugida amaanka si bulshada degamadaas nabad ugu noladaan.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulakdir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here