Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha waaxda arimaha bulshada Degmada Guriceel mudane Saydcali Cabdi Xirise oo wareysii gaara siiyey Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in isbitaalka guud ee degmada Guriceel kajirto baahiyo farabadan oo ah dhanka adeegyada caafimad ee isbitaalku bixiyo laxariirta.
Agaasime Sayidcali ayaa bulshada degmada Guriceel ugu baaqay iney u midoobaan sidii dib lugu tayeyn lahaay isbitaalka degmada oo loga kala yimaad degmooyin iyo degaano katirsan gobolada Galgaduud Hiraan iyo dowlad degaanka soomaalida Ethiopia.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : –Abdulahi Abdulkadir Nor