Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Guriceel ee gobolka Galguduud pp dhowaam ganacsatada magaaladaas kusoo rogay qaadashada shatiyada ganacsiga ayaa waxaa ay ka warbixiyeen halka uu marayo qorshaha qaadashada shatiyada, iyagoo ganacsatada ugu baaqay inay qaataan shatiga.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali