Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudomiyaaha Degmada Guriceel ee gobolka galgaduud Farax Cabdi Macalin ayaa ka jawaabay codsiga qoys danyar ah oo dhawan Codsaday in laga bixiyo lacag day aheed oo lagu laha taa oo keenta in Qoyska aabahood xabsi u galey dayta lagu laha owgood Kuna oo dhibaateesta degmada guriceel ee gobolka galgaduud.
Qaar ka mid ah ehelada reerka iyo aabaha qoyska ayaa u madceshada gudoomiyaha degmada guriceel Farax Cabdi macalin.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf